BOQOR  OMAR  SANWEYNE  OO CAAWA  UMADA  SOMALAIYEED  HAMBALYO HAWADA  U MARIYEY 1DA LUULYO

BOQOR OMAR SANWEYNE OO CAAWA UMADA SOMALAIYEED HAMBALYO HAWADA U MARIYEY 1DA LUULYO

Boqor  Omar  Ismail  Sanweyne  oo ka mid ah  Saldanooyinka  Beesha  Cali saleebaan aaya  caawa  isga  oo ku sugan  Degaanaka  Degmada  Qanadala  Gaar  ahaan  Magaalada  Unuun    hanbalyo  kal  iyo laab ah hwada  u mariyey  Umada  Somaaliyed.

Boqor  Omar  Sanweyne    ayaa     umada somaliyeed  uga   baaqay  in ay  ilaashadaan  calnkoda  ayna  ka    dheerdaan qabiilka iyo  dilka  aan ku  saleeysneyn  Micanaha

Boqorka  ay   ay  garab Socdaan  Dadweyne  aad u fara  badan  ayaa     markii la gaaray  Xiligii  Calan  Saarka     kaga  qayb     galay  goob  calanak lagu saaray  oo ku  taal  tuulda   Unuun

Goobta  calana saaraka  oo lagu  magacaabao  Fagaaraha  Cali faahiye geedi oo  ah  goob   barxada ah  oo ku taal tuulda  unuun

dhamaan  dadaweyi=nihii ka qayab    galay  aaya waxaa  ka muuqaday  farax  aan lasoo  koobi karain  maadaam  caawa  tahay  habeenkii   xornimda umada  somaaliyyeedcalan

9 thoughts on “BOQOR OMAR SANWEYNE OO CAAWA UMADA SOMALAIYEED HAMBALYO HAWADA U MARIYEY 1DA LUULYO

Comments are closed.