Boqor  Abdirashiid  Boqor  Omar  oo maanta    safar  dibda  u  soo  baxay

Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo maanta safar dibda u soo baxay

Waxaa   Maanata   ka soo  dhoofay Boqor    Abdirashiid  Boqor  Omar  oo  mudooyinkii u danbeyey ku maqanaa  Caleema  Saarka Beeldaajaha Guud  ee  Beelaha  Cali  Salebaan oo  ka dhacay  Carmo

Waxaa   Garoonka   Boosaaso  ku soo  saagootiyey  Boqorka    bulshada  Qaybaheeda  kala  duwan  ,  safarka  Boqorka ayaa  la  xiriira safro     is daba  joog ah  ku  Maraayo  wadamada   Qaarda   Yurubboqor4