WAA  KUMA  BOQOR  OMAR  ISMAIL  SANWEYNE

WAA KUMA BOQOR OMAR ISMAIL SANWEYNE

Boqor  omarSanwweyne   waxa uu ku dhashay Magaalada qandala Sandak  markuu  ahaa  1940.  Waxana uu ku Barbaaray isla Magaaladaasi halkaas ayuu ka bilaababay  Waxbarashadiisii  Aasaasiga ahayd  DugsigaAli faahiye . Dabadeed waxa oo uu uga gudbay Dugsiyada kale ee ku yaala   .Bosaaso  iyo Muqdisho

 

 

Boqorka  waxa ay walaalo yihiin 15  wiil   20    Gabdhood. boqorka Noloshii  u kusoo koray ayaa ahayd mid Dhexdhexaada. Waxana uu leeyahay  Sifooyin wanaagsan  sida Dulqaad, Sabir iyo Degenaan.

boqor5 (2)