Waxaa Maanata kulan qiimo badan ku dhex Maray Caasimada Wadnka Sweden Boqor Abdirashiid Boqor Omar iyo suldaan Maxmed yusuf Abdi oo ka mid ah Ismada Puntland, Kulankaan oo ah mid is xog warysi ah waxaa looga hadalay Xaaladii dalka waxaana ku wehlinyayey kulanka labada Isin Aqoonyahan Mohmed Abdirask Gure Gabagabdii kulankaa waxay soo Sareen labada isin Baaqi ku aadaan dagaalka dhumay