Boqor Omar Ismail Sanweyne oo ka mid ah Isamada Puntland aaya taageeray Goaamdii ka soo baxay shirkii Dalka ethobiya ku yesheen Dawalada iyo Maamulka Jubland
Boqor Omar Sanweyne oo la hadlayey Warfidyeenda ayaa ku tilmamaay guul u soo hoytay dawalada iyo maamulkuba waayao in nabada laga shaqeeyo la wada shaqeeyo waxaa ku jira Xalka somaaliya ayuu Yiri Boqor Omar Sanweyne
Maaha markii u horesey ee Boqorka ku soo bandhigo bartiisa Internetka baaqyo nabdeed oo ku aadan Xaalada Degaanada jubaland