Boqor Omar Ismaciil Sanweyne ayaa baaq deg deg ah u diray laba beelod oo walaalo ah oo dagaal dad isga laayey degmada Iskushuban.
Boqorku waxuu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaada waxuuna ugu baaqay odayaasha iyo wax garadaka in ay ka qayb qataan Daminta Colaada
waxuu kaloo ugu baaqay Dawlada Puntlad in ay wafti degd eg ah u dirto in si loo baaro kiisa dhacay