Boqor Omar Sanweyne ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha walalaha ee laba qof isga dilay Degaanka Iskushuban waxuna ugu baaqay in la hakiyo Colaada Maadma uu wiil ku dhinto aan wiil ku dhalan
Boqor omar Sanwene oo ka mid ah ismada Beesha Cali salebaan oo hataan ku sugan Magaalada Booosaso oo saxafda la hadalyey ayaa shaac ka qadaay in ay u sodcaali donaan degaanka degmada iskushuban si loo furo wada hadal
waxuuna eebe uga baryey in uu qaboojiyo colaada
BOQOR.COM