Waxaan Hambalayo u diryaa Sheekh Abdulqani Qorane suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar. Aad baan ugu farxasanahaya waxaan u rajyanayaa inuu ilaahay u fududeyo Suldaan Abdulqani.waa nin lagu yaqaanaan aqaanay Howalkar Ehlu Diin ah, Codkaroo Sifo walba oo qof lagu dooran karo leh. waxuuan aaha nin u adeegi jiray diinta iyo dadka waxaan mar mar kale ugu hamblyeynaya doorshada la doortay Suldaan abdulqani qorane Ilaahya Xilkiisa ha u sahlo
