Wararka ka imnaaya Jamhuuriuyda Dalka Dijbouti ayaa sheegya in Halkaasi uu gaaray Boqor Omar Ismacil Sanweyne oo ka mid ah ismada Beesha Cali Salebaan isgoo halkaasi kula kulmi doona Odyaal dhaqmedyda Beelaha Dalkaasai iyo wax gardk kal ooay ka wada hadali donaan arima la xiriira dhanka iyo Xog warysiyo ku saabsan marxalada taagan
Sidoo kale Mudada u joogo Boqorku waxuu la kulmi donaa Madaxa ka tirsan Dalka Jamhuriyda Djibuti uuna kala hadli doona xaalada dalka soomliya iyo deris wanaaga
Waxii ka soo baxa iyo Sawiro kala Soco Boga ka faloda arimha Boqorka
magacaygu waa ismail waxaan ahay nin cali saleebaan ismaaciil cali aad baan ugu farax sanahay webka uu samaystey boqor cumar hada macluumaad kookooban baa ku jira waxaan ufahmey in uu bilow yahay maalmaha danbana aan war faahfaahsan kaheli doono hadii rabi idmo waxaan ku talinayaa aad balaarisaan oo cali weyne kadhigtaan oo isimada cali saleean oo dhan ku xustaan meesha