Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo Beryhaan Safar ku jooday Saladanada Oman si gooni Gooni Ah ula kulmaayey Amiirda iyo Hogaamiyaal dhaqameda Dalkaasai ayaa caawa kulan afur sharafeed iyo isbarsho ah.
Boqorka waxaa ku Weheliyey la Kulanka Amiirka Suldaan Abdulaahi Saalax iyo Gudoomiyaha Somaalida Dalka Oman
Amiirka Somaalifda ee Marti qaadka fidyey ayaa lagu magcabaa Salam Ibraahim Salam Noor doobley