Waxaa Caawa Afur sharfeed loogu suubiyey Dalka Saldanadsa Oman Boqor Abdirshiid Boqor Omar Ismail oo halkaasi ku jooga Safar Shaqo
Masuuliyiin ka tirsan Jaliyada Oman ee beesha Cali saleebaan oo qayb ka ah Maamulka Dalkaasai iyo xubno ka tirsan Daldanadab Oman ayaa kala qayab galay hadhimo sharfeedka afurka oo aahaa md heerkiisu sareeyo waxaana ku welhelinaayey Suldaan Cabdulaahi Slaaax Jeenicad oo oo ka mid ah saldanooyinka beesha Cali saleebana
Boqorka ayaa jogi doona Dalka oman waxuan la kulmi doonaa Madaxda u sareeysa Dalkaasi oo gaar ahan qooysk saldanada