waxaa beryahan sodcaalo ku maryey wadamada bariga dhexe Boqor omar ismaciil sanweyne oo ka mid ah saldanooyinka ugu faca weeyn degnaada Puntland. boqorka waxuu safrkiisa kula bixyey dalka oman Emartka carbta iyo qadar halkaasi uu kulmo kula yeeshay Saldanooyinka ka araimiya halkaasai iyga ka wada hadalay arimha somalaiya ay xligaan ku sugantahay
safardaasi ka dib waxuu boqorku gaaray dalka hindiyo oo ku arki doono hogaamiysha dhaqanka qowmiyadaha kala duwan ee dalkaasi iyo bulshada somaliyeed ee ku sugan caragiaasi hindya