Skip to content
Friday, May 09, 2025

Boqor Abdirashid Boqor Omar

King Abdirashid

  • Taariikhda Boqorka
  • Deeganka Boqorka
  • Safarada Boqorka
  • Contact Me
  • Xiriirka Boqortooyda
You are Here
  • Home
  • 2014

Year: 2014

Degaanka Boqortooyda

BOQOR OMAR SANWEYNE OO BAAQ DEG DEG U DIRAY MAR KALE COLAADA ISKUSHUBAN

August 24, 2014August 24, 20141 min read

Boqor  Omar  Ismaciil  Sanweyne  ayaa   baaq deg deg  ah u diray laba   beelod oo walaalo ah  oo  dagaal  dad  isga laayey  degmada  Iskushuban.

Read More

Safarada Boqorka

Boqor Omar Sanweyne oo ka tacsiyeye Geerida Suldaanka Abdi Koonbe oo Maydkiisa Garoowe laga dhex Helay INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

August 21, 2014August 21, 20141 min read

Waxaan   tacsi  u diryaa   Qoxoyska iyo  qaraabada  uu ak  geeriyooday  Suldaan  Maxmed Cali  oo ahaa    Isin ka  mid ahaa  oday  dhaqmeedyda Puntland  mudo dheerna ka

Read More

Degaanka Boqortooyda

BOQOR OMAR SANWENE OO BAAQA NABAD U DIRAY BEELO WALALO ISKUSHUBAN ISKU DILAY

August 19, 20141 min read

Boqor Omar Sanweyne  ayaa Baaq Nabadeed u diray  Beelaha  walalaha  ee  laba  qof isga  dilay  Degaanka  Iskushuban  waxuna  ugu baaqay  in  la hakiyo Colaada    Maadma

Read More

Degaanka Boqortooyda

BOQOR OMAR SANWEYNE OO MUNAASABADA CIIDADA UMADA SOMAALIYEED U HAMBALYEY

July 28, 2014July 28, 20141 min read

Boqor Omar  Ismail Sanweyne ayaa maanta qudbad dheer ka jeediyay munaasabadii ciidul fidri ee saakay ka dhacday magaalada Beelwacatay  Faagaraha  Kaarshe  Ciise Boqorka  ayaa  la

Read More

Boqor Cumar Sanweyne ayaa Tacsi ka Diray Geerida Garaad Soofer.
Degaanka Boqortooyda

Boqor Cumar Sanweyne ayaa Tacsi ka Diray Geerida Garaad Soofer.

July 19, 2014July 19, 20141 min read

Boqor Cumar Ismail Sanweyne oo ka mid ah isimada Soomaliyeed ayaa Tacsi ka diray Geerida Naxdinta leh ee ku timi Garaad Cabdulaahi Garaad Soofe oo

Read More

Safarada Boqorka

BOQORTOOYDA BEESHA ISMACIIL CALI OO BAAQ U DIRATAY QOYSKA BOQRTOOYDA DAROOD

May 20, 2014May 20, 20141 min read

Waxaan   si  sharaf  ku jirto  ugu  baqaynaa   qooyska boqrtooyda darood  in si  taxadar leh    uga  kindergartena khilaafka  dhqanka  ah ee  muqada  laguna  xaliyo   Hab  Maamuus

Read More

Degaanka Boqortooyda

BOQOR OMAR SANWEYNE OO UGU BAAQAY RAYSUL WASARE ABDIWELI IN AAN KISMAAYO KA SOO TEGIN ILAA GUUL KA GAARO WADA HADALADA BILAABAY

April 17, 2014April 17, 20141 min read

Waxaa  Goor   dhoweyto  Saxaafada  kula  hadalay  Hooyga  uu ka degnyahay  Magaalada  Boosaso  Boqor  Omar  Ismaciil Sanweyne  oo ka mid ah  Ismada  Somaaliyeed. iagoo  

Read More

All Rights Reserved 2021.
Proudly powered by WordPress | Theme: Refined News by Candid Themes.