Royal Majesty Boqor Abdirashid Boqor Sanweyne oo si weyn loogu soo  dhoweeyey Dalka Kenya

Royal Majesty Boqor Abdirashid Boqor Sanweyne oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka Kenya

boqor
Waxaa  ´Goor dhoow  si  weeyn loogu soo  dhoweyey  Wadanka  kenya
Royal Highnes King Abdirashiid King Omar Sanweyne crowned in Banderqasim Halkaasi  u tegay   Booqashooyin shaqo  oo  muhiim ah    kuwaasi  la   xiriira   kulmo  hor dhaca ah uu la qaadan  doono  Odayaal dhaqmeed  African ah   oo ay ka wada hadali doonaan  qabsoomida  shirka  oday dhaqmeedyada Qaarada  Afrika   oo la filaayo  inuu  dhowaan qabsoomo
Boqor  Abdirashed oo   xubin muhiim ah ka   ah golaha  oday dhaqmeedka aduunka  ayaa  u xilsaaran abaabulka    iyo  qabsoomida  shirkada   Oday dhaqmeedyada  Afrika   waxuuna  kulnkiisa  qaarada  africa  ku tegi  doona  wadamo badan  oo xubin ka  ah  madasha  Afrika
sidoo kale  boqorka  mudada  u joogo  keenya  waxuu  la  kulmayaa   Jaliyda  Somalieeyd     ee dalka  keenya  gaar ahaan  Puntland    xubno ka    tirsan  beesha  caalmka oo  qayb ka ah  qabsomida  shirka  soo socda
Xafiiska  Warfaafinta
Majesty The King Abdished King Omar Sanweyne
www.boqor.com