MID KA  MID AH ODAY DHAQMAMEEDADA PUNTLAND SOMALIA OO KA  QAYB  GELAYA  SHIRKII ODAYADA  ADUUNKA  OO KA  DHACAYA DALKA MAREYKANKA MAGAALADA NEW YORK

MID KA MID AH ODAY DHAQMAMEEDADA PUNTLAND SOMALIA OO KA QAYB GELAYA SHIRKII ODAYADA ADUUNKA OO KA DHACAYA DALKA MAREYKANKA MAGAALADA NEW YORK

Boqor Abdirashiid Boqor Omar Ismaciil Sanweyne oo ka mid ah Ismada dhaqanka Puntland Soomaaliya ayaa sanadkaan ka qayb gelaaya Shirweyne caalmi ah Isimada dhaqamedyada Aduunka loo yaqaan World Eleder Forum Shirkaan ayaa looga hadalidoonaa Conflict Resolution and Peacebuilding Boqor Abdirashiid Boqor Omar Ismaciil Sanweyne ayaa ah asaasaha Xaraunta Xalinta Khilaafaadka Soomaaliyeed oo fadhigeeda yahaya Magaalada Garoowe oo sanadkii Hore daaha laga qaadaay 3da Maalin shirkaasi socda waxaa boqorka la kulmi doonaa oday dhaqameed ka kala yimi daafaha aduunka waxayna ka wada hadali doonaan xalinta khilaafdaka iyo raadinta nabadeenta waxuuna Boqorka halkaa ka jeedin doonaa khubada aad u dheer oo ku saasaban Xalinta Khilaafaadka Aduunka iyo kan Gobolka Geeska Afrika iyo Soomaaliya Gudaheeda .
La soco marka shirka u furmo facebooka
Boqor Abdirashiid Boqor Omar Ismaciil Sanweyne