BOQORTOOYDA BEESHA ISMACIIL CALI OO BAAQ U DIRATAY QOYSKA BOQRTOOYDA DAROOD

Waxaan   si  sharaf  ku jirto  ugu  baqaynaa   qooyska boqrtooyda darood  in si  taxadar leh    uga  kindergartena khilaafka  dhqanka  ah ee  muqada  laguna  xaliyo   Hab  Maamuus

waxaan uga digynaa    cid  walba    oo siyaasadeyneysa  in ay   faraha  kala  baxaan  arimahaan  Maadaam ay  thay     hawal  dhaqan

Waxaa  sidoo  kale  Saxaafada  si  naxariis  leh uga  codsanynaa  in ay joojiyaan buun buunita  arintaan loona daayo   beelaha    darood  waxgardooda  si     looga soo  saaro  xal  mug  leh

Maamulka puntland    iyo  dawalada  Federaalka   waxaa   ugu baqynaa  in ay  kalain wax  ku  ool ah ka qataan      Xal  u helida    arinkaan

 

 

Guul   eebe

Boqor  Omar  Ismaciil   Sanweyne

Boqorka beesha  Ismacil  Cali  Salebaan