BOQORTOOYADA  BEESHA  ISMACIIL CALI OO  TACSI TIRAANYO LEH U DIRATAY QOOYSKA BOQRTOOYDA DAAROOD

BOQORTOOYADA BEESHA ISMACIIL CALI OO TACSI TIRAANYO LEH U DIRATAY QOOYSKA BOQRTOOYDA DAAROOD

Boqor  Omar  Ismaciil  Sanweyne  oo  ah Boqroka  beesha    Ismaciil Cali  saleebaan  ayaa  Tacsi  tiraanyo  leh u diraayo  Qooyska iyo  qaarabada  uu ka     geeriyoday  Boqor  abdulahi  Boqor  Muuse  oo ah  Boqorka  Beesha  Darood.   isga  ilaah uga   baryaaya  inuu  Jandii  ka warabiyo  qooyskiisana   Samir  iyo Imaan  Ka  siiyo

Boqor  Omar  Sanwene oo ku hadalaya  Magaca   Saldoonooyinka  Cali  salebaan   waxuu   si  kala  laab  ah   ugu tacsiyenyaa  dhamaan  beelaha ku abtirsada  Magaca  Daarood  gaar  ahaan  qooyska  Boqortooyda

BOQOR  OMAR   ISMACIIL  SANWEYNE

 

One thought on “BOQORTOOYADA BEESHA ISMACIIL CALI OO TACSI TIRAANYO LEH U DIRATAY QOOYSKA BOQRTOOYDA DAAROOD

Comments are closed.