BOQOR OMAR SANWEYNE OO TAAGEERAY HESHIISKA DAWALADA IYO JUBALAND

Boqor  Omar  Ismail  Sanweyne  oo ka  mid  ah  Isamada  Puntland  aaya  taageeray    Goaamdii ka  soo  baxay  shirkii  Dalka   ethobiya ku  yesheen  Dawalada  iyo  Maamulka  Jubland

Boqor  Omar  Sanweyne  oo la hadlayey  Warfidyeenda ayaa  ku  tilmamaay guul u soo  hoytay dawalada    iyo maamulkuba  waayao in   nabada    laga  shaqeeyo  la  wada  shaqeeyo waxaa  ku jira  Xalka somaaliya  ayuu   Yiri  Boqor  Omar  Sanweyne

Maaha  markii  u horesey  ee  Boqorka ku soo bandhigo  bartiisa   Internetka   baaqyo nabdeed  oo ku aadan  Xaalada  Degaanada  jubaland