Boqor Omar  Sanweyne oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaad Galkacayo

Boqor Omar Sanweyne oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaad Galkacayo

boqor1boqor cumar ismaaciil sanwayne oo kamid isimada ugu magaca dheer gayiga somalidu dagto gaar ahan puntland ayaa bulsha waynta gobalka mudug  iyo magaalada galkacayo ugu baaqay  in laga fiirsado waxyaabaha ka dhacaya magaaladaas .

boqorka ayaa mar uu kumanaan dadwayn ah kula hadlayay fagaaraha Cali faahiye geedi ee deegaanka unuun  ka tirsan degmada qandala  laba  maalin ka hor  ayey  ahyeed markii boqorka  uu  kula haday  faagaran  dad  isu soo baxay  una   damaashaday    1da  luulyo

Boqor  omar  ayaa laa sugyaa   Maalinka  jimcaha  inuu sidoo  kale   kula  hadalo  deganka  Buq  Catooti  dadka degankaasai  oo  kula  hadali doonro  arima  la   Xiriirra   Hormarinta   Degaanka