BOQOR OMAR SANWEYNE OO GAARAY BOOSAASO SI WEYNA LOOGU SOO DHOWEEYEEY

waxaa  soo  gaaray  Magaalda  Boosaaso Boqor Cumar ismaciil  Sanweyne oo  ka  soo  kici tamay  Dalka  Jamhuriyda Dijbouti,

Waxaana  ku soo  dhoweyey  Garoonka   Boosaaso  Masuliyiinka socta  Maamulka  Puntland  odyaal dhaqmedyo  kala  duwan waxaana halkaasi ku soo bandhigay  Ciyaaro dhaqmeed     ka turjimsay  dereenkooda  farxdeed    ee ku aadan soo  dhoweynta  Boqorkooda,

Boqor  Omar   Sanweyne  oo ka mid  ah  Ismada  Beesha   Cali Salebaan oo la hadlyey  Dadka ayaa  aad ugu dheerday     ujedada  Sfarkii  u ku  tegay  Dalka    Djibouti  iyo  Waxyaalihii  uu  kala   soo  Kulmay,

Boqorka ayaa  lagu wadaa  inuu  Safar   dhulka ku mari doono  Maalmha soo  socda  Degnaada  Goblka  Bari  ku  teedsan   si uu  wada  xajood  ula  yeesha  Dadka  degaankaasi