BOQOR OMAR SANWEYNE OO UGU BAAQAY RAYSUL WASARE ABDIWELI IN AAN KISMAAYO KA SOO TEGIN ILAA GUUL KA GAARO WADA HADALADA BILAABAY

Waxaa  Goor   dhoweyto  Saxaafada  kula  hadalay  Hooyga  uu ka degnyahay  Magaalada  Boosaso  Boqor  Omar  Ismaciil Sanweyne  oo ka mid ah  Ismada  Somaaliyeed. iagoo   ku soo  qatay    Warsaxafdeedkiisa  inuu aad u soo  dhoweynaayo  Wada hadalada uu ka bilaabay  Raysul wasare  Cabdiweli  Magaalo  Xeebeedka Kisaamayo.  Boqrku waxuu   baaq  u diray  Abdiweli inuu  joogo  Kismaayo inta  uu     ka soo  afjarayo wax  la kala  tabanayao   uuna meel  isugu keneo  kooxha  uu ka dhexeyo  Herdnka Siyasdeed   ee  mudada qaatay

waxuu  sidoo  kale  Boqor  Sanweyne  baaq  u diray  in    kooxaha  iska  soo hor jeda  u hogansamaan  talada  waxgardka iyo  Raysul wasaraaha  si loo  gaaro    Nabad  ku wada nolaansho dhab ah oo  kismaayo  ka  Hana qaada