Boqor   Omar  Ismail  Sanweyne  oo gaaray  Dalka  Djibouti

Boqor Omar Ismail Sanweyne oo gaaray Dalka Djibouti

Wararka  ka imnaaya   Jamhuuriuyda  Dalka    Dijbouti ayaa  sheegya in    Halkaasi  uu gaaray Boqor  Omar  Ismacil    Sanweyne  oo  ka mid ah  ismada Beesha  Cali  Salebaan   isgoo halkaasi kula kulmi doona   Odyaal dhaqmedyda   Beelaha  Dalkaasai iyo wax gardk  kal ooay ka wada  hadali donaan   arima  la  xiriira  dhanka  iyo    Xog warysiyo ku saabsan marxalada taagan

Sidoo  kale  Mudada  u joogo  Boqorku waxuu la kulmi donaa  Madaxa  ka tirsan  Dalka   Jamhuriyda   Djibuti     uuna kala hadli doona xaalada dalka soomliya iyo  deris wanaaga

Waxii ka soo  baxa iyo  Sawiro kala   Soco  Boga  ka  faloda arimha Boqorka

www.boqor.comboqor1

One thought on “Boqor Omar Ismail Sanweyne oo gaaray Dalka Djibouti

  1. magacaygu waa ismail waxaan ahay nin cali saleebaan ismaaciil cali aad baan ugu farax sanahay webka uu samaystey boqor cumar hada macluumaad kookooban baa ku jira waxaan ufahmey in uu bilow yahay maalmaha danbana aan war faahfaahsan kaheli doono hadii rabi idmo waxaan ku talinayaa aad balaarisaan oo cali weyne kadhigtaan oo isimada cali saleean oo dhan ku xustaan meesha

Comments are closed.