Boqor Cumar Sanweyne ayaa Tacsi ka Diray Geerida Garaad Soofer.

Boqor Cumar Sanweyne ayaa Tacsi ka Diray Geerida Garaad Soofer.

Boqor Cumar Ismail Sanweyne oo ka mid ah isimada Soomaliyeed ayaa Tacsi ka diray Geerida Naxdinta leh ee ku timi Garaad Cabdulaahi Garaad Soofe oo ku geeriyooday Magaalada Buuhoodle.

Garaadka oo ahaa nin ehelu kkeyr ah wuxuu geeriyooday bisha barakaysan marxuumka ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiyo , samir iyo iimaan ilaahay ha kasiiyo umadda soomaliyeed.

Boqor Cumar Sanweynegaqraa