Boqor Abdirashiid Boqor  Sanweyne  Baaq  Gurmad iyo  Tacsi u  diray  Shacabweynaha  Reer Qardho

Boqor Abdirashiid Boqor Sanweyne Baaq Gurmad iyo Tacsi u diray Shacabweynaha Reer Qardho

Waxaan  bulshada somaaliyeed  meel wlaba ay jogaan ugu baaqayaa  in gurmad deg deg ah lala  gaaro  walalahooda  qardho  ay    Afeeyeen dhibaatada  ka dhalatay  Daadkii xalay kaasi  oo sameeyn xoogan ku yeeshay  kumnaal qooys   qaarna naftooda  Galaafatay inti  hartayan ay  ku jiraann xaalad adag oo u bahaan ciwmaad deg deg

Hadaba  waxaaan si     naxriisi  ku jirto ugu  baaqayaa  shacabaweynha  Reer  Puntland iyo  somaaliweyn  in  ay door muuqada ka qataan    is garab istaaga  walaalaheen reer  qardho

waxaaan boqgaadinayaa Dadaalka  ay  dalwada  iyo    dhalinyarada  is xilqaamay ay  durba ka bilaabeen deeganada  Puntalanad

waxaana ilaahay   ka barayaa  inuu u  booga  dhayo   inta  dhawacayada    ka soo garay la il daran  inta  dhaqaale  kaga  bur buray ilaahay u cawi   celiyo waa  maalin  ramadaan

 

Boqor  Abdirshiid Boqor Sanweyne