Boqor Abdirashiid Boqor oo Kulan la qaatay  Amiirka Soomaalida  Oman

Boqor Abdirashiid Boqor oo Kulan la qaatay Amiirka Soomaalida Oman

Boqor  Abdirashiid Boqor  Omar oo Beryhaan  Safar ku jooday  Saladanada  Oman   si gooni   Gooni   Ah ula kulmaayey  Amiirda   iyo  Hogaamiyaal dhaqameda  Dalkaasai ayaa  caawa  kulan  afur  sharafeed  iyo  isbarsho ah.

Boqorka waxaa  ku  Weheliyey  la Kulanka  Amiirka   Suldaan Abdulaahi  Saalax   iyo  Gudoomiyaha Somaalida   Dalka  Oman

Amiirka Somaalifda  ee  Marti qaadka  fidyey   ayaa  lagu magcabaa  Salam  Ibraahim  Salam Noor doobley

 

boqor6boqor5boqor4boqor3boqor1boqor