BOQOR ABDIRASHIID BOQOR  OMAR OO  XARUNTA  QARAMADA MIDOOBAY GAARAY

BOQOR ABDIRASHIID BOQOR OMAR OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBAY GAARAY

Boqor Cabdirashiid Boqor Cumar Ismaaciil Oo hada galay Gurigii Shirkii World Elders forum oo lagu qabanayo Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Boqor Abdirashiid boqor sanwyne oo ku sugan New York oo kaga qayb gelaaya shirkii oday dhaqamedka aduunka ayaa lagu casumay xarunta Unk New York.

booqashadaan xarunta Qaramada Midoobay ayaa ka dhigan mid Boqorka talooyin muhim ah ka jeediyey shirka saldanooyinka Aduunka mudada shirkaan socon doono waxaa diirada la saari doonaa xalinta khilaafdka iyo raadinta Nabada waxuna boqorka kulmo gaar ah la yeelan doona saldanooyonka dhigiisa ah oo ka kala socda daafaha aduunka.boqor3