Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo la  kulmay   beesha     Ismaacil  cali

Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo la kulmay beesha Ismaacil cali

waxaa   asbuucaan ka qabsoomay   shir Balaaraan ay  isugu yimadeen    beesha  Ismacil cali iyo  Boqorkooda Boqor  Abdirashid   Boqor  Omar  ayna kaga  hadaleen sida  beesha  uga qayb qadaan lahyed hormarka alka iyo  deris  wanaaga  ,

Boqor  Abdirshiid oo khudbad ka  jeediyey  ayaa kula  dardraamay beesha   midnimo iyo  in  ay ilaliyaan deris wanaaga beelaha  kaleboqor  3 boqor dubay boqor boqor4 boqor  3