Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo Bogaadiyey Suldaanka Mohamed Xasan Cali  jibriil iyo Ismadii ka shaqeyey xallinta dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil

Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo Bogaadiyey Suldaanka Mohamed Xasan Cali jibriil iyo Ismadii ka shaqeyey xallinta dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil

Boqor Abdirashiid Boqor  Omar  Sanweyene  oo kamid ah  ismada dhaqanka Puntland  ayaa  baaq  hambalyuo ah u  diray Guddigu looxil saaray xallinta dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil ayaa shalay shaaciyay in si rasmi ah loo xalliyay arrintaasi. waxyna sheegeen in beesha Aadan Saciid ee Warsangeli ay dil iyo diya’ba ka cafiyeen Maxamuud Cismaan Sugulle oo ah ninka uu gacantiisa ku dhintay Suldaankii beesha Aadan Siciid suldaan Xassan Cali Jibriil.

Waxuuna  si  Gaar  ah   hambalayo  ugu  diray   wiilka u dhalay  Suldaanka  Xasan  Cali  jibriil  oo  hataan ah  Suldaanka  beesha Aadaan  Saciid  Sudlaan Mohemed Suldaan Xasan oo qaaray  Goaan Geesnimo leh  waxuuna    eebe  uga   rajeeyey inuu u fududdeeyo   Shaqada  loo  idmaday

Sidoo  kale  boqor  Abdirshiid   waxuu   hamblyo iyo  duco hawada u mariyeye dhamaan  ismada ka qayab qaatay   xalinta  Khilaafkaasi oo mudo  u fadhiyey   Gobolka Sanaag  Gaar  ahaan Magaalada   Badhan

sidoo  kale waxaa  boqor  Abdirshiid  soo  dhoweyey  Caleemka saarka  hordhaca ah  ee  Duldaan Maxmed  waxuuan ku   tilmamay  dhiig  cusub  ku soo  biiray  Ismada  Puntland

suldaan mohamed

goaan 1 goaan2 goaan3