Boqor Abdirashid Boqor Sanweyne oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka Kenya

Boqor Abdirashid Boqor Sanweyne oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka Kenya

BOQOR CABDIRASHIID OO SAFAR KU MARAYO DALAL AFRIKA AH
 Boqor Abdirashid Boqor Sanweyne oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka Kenya asagoo Ka Soo kicitimay Dalka Sweden.
 
 Boqor Waxaa Goor dhoow si weeyn loogu soo  dhoweyey  Wadanka kenya BoqorAbdirashiid Omar Sanweyne Halkaasi u tegay   Booqashooyin shaqo oo Muhiim ah kuwaasi la Xiriira   kulmadii horay uga dhacay New York  oo u la qaatay  dhigiisa Odayaasha dhaqmeed African .
 Shirka odayaasha dhaqmeedyada kuwa Afrika  oo la filaayo inuu dhowaan qabsoomo Boqor Abdirashiid Boqor Omar oo xubin muhiim ah ka ah gollahii Odayaasha dhaqmeedka Aduunka ayaa u xilsaaran abaabulka  iyo qabsoomida Shirkaa Odayaasha dhaqmeedyada Afrika .

> Sidoo kale Boqorka  mudada u joogo Dalka Kenya wayxuu la  kulmayaa Jaliyda  Soomaalieey oo dhan iyo dhigiisa Odayaasha Dhaqanka Puntland   iyo xubno ka tirsan  Beesha Caalmka

WQ: Madaxa Warbaahinta
 Boqorka Eng. Khadar Jacfa

image0