Boqor Abdirashiid Boqor Sanweyne oo baaq nabadeed u dirtay Beelaha ku dagalamay deegaano Hoos taga Gobolka Sool

Boqor Abdirashiid Boqor Sanweyne oo baaq nabadeed u dirtay Beelaha ku dagalamay deegaano Hoos taga Gobolka Sool

Boqor Abdirashiid Boqor Sanwyene ayaa  Baaq Nabdeed u diray  beelo walalaha ku dagalamaya Gobolka sool waxuuna boqorku ku  baaqay in la joojiyo Xabada

Waxuuna ka codsanayaa culimada, isimadda iyo waxgaradka in loo guntado daminta iyo xal u helida colaada sokeeye. Waxaan Ilaahay weydiisnaneynaa inuu kala qaboojiyo, inta dhimatay Ilaahay ha u naxariisto, dhaawacana Ilaahay ha Caafiyo