Boqor  Abdirashiid  Boqor Sanweyne Dhanbaal  tacsi u  Diray Qoyskii u ka Geeriyooday Suldan Xasan Cali JIbriil (Condolence Messages)

Boqor Abdirashiid Boqor Sanweyne Dhanbaal tacsi u Diray Qoyskii u ka Geeriyooday Suldan Xasan Cali JIbriil (Condolence Messages)

Boqor Abdirashiid Boqor Omar Ismail ayaa tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland iyo dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Suldan Xasan Cali JIbriil oo saaka ku geeriyooday Goblka Sanaag

Boqorku waxuu si  Gaar  ah  tacsi ugu  diray  qoyskii ka geeriyooday suladaanka  waxauuna eebe  uga baryyey inuu Janadii  ka Waraabiyo

Amiin  AMIIN

 

Boqor  Abdirashiid  Boqor  Omar  Ismail

Sanweyne