Boqor  Abdirashiid  Boqor    Sanweyne oo  la kulmay  Raysal wasaare  Khayre

Boqor Abdirashiid Boqor Sanweyne oo la kulmay Raysal wasaare Khayre

Waxaa  Magaalada  Qardho kulan  kula yeeshay  Raysul wasaaraha  Somaaliya  Boqor  Abdirshid  Boqor  Omar  Sanweyne     waxaauuna kala  hadalay  Xaadalada Dalka somaaliya  iyo sidii  loo dar dar  gelin lahaa  Hogaamiyaash  dhaqanka doorka ay  qaataan   nabad  ku soo  celinta  somaaliya

 

boqor2boqor