Daawo  Sawirada Boqor Omar  Sanweyne  oo caawa  lagau So  dhoweeyey  Salala  Oman

Daawo Sawirada Boqor Omar Sanweyne oo caawa lagau So dhoweeyey Salala Oman

Waxaa  Caawa  lagu soo Dhoweyey  Magaalada  Salalh  ee  Wadanka  Saladanada  Oman  Boqor  Omar Ismacil  Sanweyne oo  ka mid ah Imsimad  Puntland-

Boqorka waxaa  Garoonka   Magaalada  Salalha kaga hor  Teggay  Jaliyada  Somaalida ee  Dalka  Oman   waxaan loo soo  galbiyey  Halka u ka degi   Doono   Magaaladaasi.

Boqorka ayaa     safarkiisa   qadaan  doonaa  Mudo Bil  ah waxauuan la kulmi doona   Jaliyada   Somaalida  Oman iyo  Saldanada  Wadaankaasi.

faduma1 faduma2

Xaquuqda Sawirada Weriye  Fatuma  Yasiin