Boqor  omar  Sanweyne oo ka  Tacsiyey  Geerida  Naxdinata lahyeed  Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

Boqor omar Sanweyne oo ka Tacsiyey Geerida Naxdinata lahyeed Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

Boqor  Omar  Ismacil sanweyne oo ka  mid ah isimada Puntland   ayaa   Dhanbaal  tacsi ah u diray  Allaha u naxariistee Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa ugaaska beesha Xawaadle  oo sakaay ku geeriyooday Mgalaada  Beldweyne  Goblka Hiraan  waxuuna  eebe uga baryey   inuu  Jnadii  ka waraabiyo  qoyskiisa iyo dhaman   Umada  Somaaliyeed    ilaah ka siiyo  Samir