BOQOR  OMAR  SANWENE  OO BAAQ  HAMBLYO AH U DIRAY  SULDAAN ABUDULQANI  QORANE

BOQOR OMAR SANWENE OO BAAQ HAMBLYO AH U DIRAY SULDAAN ABUDULQANI QORANE

Waxaan   Hambalayo  u diryaa Sheekh Abdulqani Qorane suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar. Aad baan ugu farxasanahaya waxaan  u  rajyanayaa  inuu ilaahay  u fududeyo  Suldaan Abdulqani.waa nin lagu  yaqaanaan aqaanay  Howalkar Ehlu Diin ah, Codkaroo Sifo walba oo qof lagu dooran karo leh.   waxuuan aaha  nin u adeegi jiray  diinta  iyo  dadka  waxaan mar mar  kale  ugu  hamblyeynaya  doorshada     la doortay  Suldaan  abdulqani qorane Ilaahya    Xilkiisa ha u  sahlo

Boqor  Omar  Ismail  SanweyneQORANE