Boqor  Omar  Sanweyne  oo dalka  Dib ugu laabatay

Boqor Omar Sanweyne oo dalka Dib ugu laabatay

Waxaa   Magaalada  garoowe  dib ugu laabatay  boqor  omar  sanweyen  oo ka mid ah ismada  Puntland  oo    beryhaan xaalada Caafimaad ugu maqanaa  dalka  dibadiisa  boqorka   waxaa  ku soo    dhoweeyey masuuliyn   ka tirasan oday dhaqmeedyda puntland iyo  xubno shacab  ah

sanweyne