Boqor Omar  Sanweyene oo soo  dhoweeyey Doorashadda Guddoonka Baarlamanka Jubbaland oo Kismaayo ka socota iyo Doorashada oo bari Talaada ah dhacaysa.

Boqor Omar Sanweyene oo soo dhoweeyey Doorashadda Guddoonka Baarlamanka Jubbaland oo Kismaayo ka socota iyo Doorashada oo bari Talaada ah dhacaysa.

dhsimaha  iyo Doorashadda Guddoonka Baarlamanka Jubbaland ayaa si habsami leh uga socota magaalada Kismaayo ee xarunta Gobokja Jubbada Hoose,xilli Musharixiintu u tartamaya Guddoonka Baarlamanka iyo Ku-xigeenadiisa ay u gudbiyeen Araajidooda Musharaxnimo Guddiga Doorashadda Baarlamanka Jubbaland  ayaaa  Boqor  Omar  sanweyne  oo ka mid ah ismada Puntland  iyo jubaöand  ku tilmamaay talabao horay loo qooday  laguna  gaari doono wadadii nabada

waxuuna   u  rajyeyey  in   si  guula  ku dhamaatao doosjhada  qofkii soo  baxana la tagaeero

 

Guul  eebe

Boqor  Omar ismaciil    SanweyneBoOR