BOQOR OMAR SANWEYNE OO BAAQ DEG DEG U DIRAY MAR KALE COLAADA ISKUSHUBAN

Boqor  Omar  Ismaciil  Sanweyne  ayaa   baaq deg deg  ah u diray laba   beelod oo walaalo ah  oo  dagaal  dad  isga laayey  degmada  Iskushuban.

Boqorku waxuu ku baaqay  in     si deg deg  ah loo  joojiyo  colaada   waxuuna ugu  baaqay  odayaasha iyo wax garadaka  in ay  ka  qayb qataan Daminta  Colaada

waxuu  kaloo  ugu  baaqay  Dawlada  Puntlad  in ay wafti degd eg  ah u dirto  in     si loo baaro  kiisa  dhacay