Boqor Omar Sanweyne oo ka tacsiyeye Geerida Suldaanka Abdi Koonbe oo Maydkiisa Garoowe laga dhex Helay INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

Waxaan   tacsi  u diryaa   Qoxoyska iyo  qaraabada  uu ak  geeriyooday  Suldaan  Maxmed Cali  oo ahaa    Isin ka  mid ahaa  oday  dhaqmeedyda Puntland  mudo dheerna ka soo   Shaqeeyey  Samo ka talinta  degnaandaasi.  suldaanka waxuu  ahaa   tiir dhaaxd  ka  baxay   Shabcaka Somaaliyeed  Inaa  lilaahai wa inaa  ilaah Raajicuun

wxaan  mar kale  tacsi  u diryaa   qooyskii iyo  Qaraabdii u ka geeriyooday Suldaanka

 

Boqor  Omar  Sanweyne