BOQOR OMAR SANWENE OO BAAQA NABAD U DIRAY BEELO WALALO ISKUSHUBAN ISKU DILAY

Boqor Omar Sanweyne  ayaa Baaq Nabadeed u diray  Beelaha  walalaha  ee  laba  qof isga  dilay  Degaanka  Iskushuban  waxuna  ugu baaqay  in  la hakiyo Colaada    Maadma uu wiil ku dhinto aan wiil ku dhalan

Boqor  omar  Sanwene   oo  ka mid ah  ismada  Beesha  Cali  salebaan  oo hataan ku sugan  Magaalada  Booosaso    oo saxafda la hadalyey ayaa  shaac ka qadaay in ay u sodcaali donaan     degaanka  degmada  iskushuban  si  loo furo wada   hadal

waxuuna  eebe  uga baryey  in uu  qaboojiyo  colaada

BOQOR.COM