BOQOR OMAR SANWEYNE OO MUNAASABADA CIIDADA UMADA SOMAALIYEED U HAMBALYEY

Boqor Omar  Ismail Sanweyne ayaa maanta qudbad dheer ka jeediyay munaasabadii ciidul fidri ee saakay ka dhacday magaalada Beelwacatay  Faagaraha  Kaarshe  Ciise Boqorka  ayaa  la hadalay  kumnaan  dadweyne  oo goobtaasi ku Tukuday uguna duceyey in ciida  cidead kale  ilaah ku gaarisyo caafimaad iyo  cibaado san  .  sidoo kale  Boqorku waxuu  Umada  Somaaliyed  ugu  hablayey   munaasabada    ciida    Waxuuba  Boqoku  ku  baaqay  in laga   shaqeeyo  si  wada  jir  ah  lana iska  kaashadao      sida

 

.Midnimiada Puntland.

.Amniga Puntland

.Hormarinta

Maaha  Markii  u horeesay   ee  boqor  omar   Sanweyne   bartiisa    Internetka ku soo  bandhigyo  Baaqyo  kala  duwanoo la xiriira  xal u helida    mushkildaha ka tagaan dalka  iyo   sidii umada  somaaliyeed  uga shaqeyn lahaayeen  nabad  waarta in la helo

 

Guul  eebe